Ku saabsan IP

Ku saabsan Isbar Platform
​Isbar Platform waa xarrun waxbarasho oo online ah. Waxaad  ka helaysaa aqoon tayeysan oo si habsan oo fudud aad uga boganayso. Waxaa ka mid ah adeegyada waxbarasho ee aan idiin hayno:
Aqoonta Koombiyuutarka
Barashada luuqadaha sida Carabiga, Eglishka, Iswiidhishka iyo Af-soomaaliga ku wajahan caruurta qurbaha.

× How can I help you?